Tukwila CC Solutions Somali
Tukwila CC Solutions Somali
Sahanka Fikradaha ee Community Connections
Naga caawi sidii aan adeeggyo horumarsan oo dhinaca gaadiidka ah u keeni lahayn Tukwila
Noo sheeg waxa aad ka aamin santahay October 27, 2019
Ku dhawaad 300 qof ayaa qaatay sahankeena dayrta 2018 si ay noogu sheegaan baahiyaha gaadiid ee Tukwila. Waxaan hadda baaraynaa fikradaha xalka si aan u buuxino baahiyahaas.
Natiijadii sahminteenii u dambeysay ee ku aadanayd khadka tooska ah ee interneetka, waxaan soo aruurinay macluumaad ku saabsan baahiyaha gaadiid iyo meelaha ay tahay in wax laga qabto Tukwila. Waa kuwaan baahiyaha soo baxay:
Bulshadeydu waxay u baahan tahay xal ku aadan gaadiidka…
- … oo diyaar ah marka aan u baahanay, tusaale ahaan, fiidadkii, sabtida iyo axadda, iyo saacadaha aan buuq ahayn.
- … oo tixgeliya dhamaan raacayaasha kuwa luuqada ingiriiska baranaya, kuwa aan wax aqrin karin, kuwa aan dakhliga lahayn/dakhliga hooseeya, dadka naafada ah, iwm.
- … oo si fudud loo fahmaayo loona isticmaali karo.
- … oo iskuxira meelaha ay bulshadu tagayso.
- … oo bixiya jawi aamin ah.

Almost 300 people took our survey in the fall of 2018 to tell us about transportation needs in Tukwila. We’re now exploring solution concepts to meet those needs.
Noo sheeg waxa aad ka aamin santahay October 27, 2019
Ku dhawaad 300 qof ayaa qaatay sahankeena dayrta 2018 si ay noogu sheegaan baahiyaha gaadiid ee Tukwila. Waxaan hadda baaraynaa fikradaha xalka si aan u buuxino baahiyahaas.
Natiijadii sahminteenii u dambeysay ee ku aadanayd khadka tooska ah ee interneetka, waxaan soo aruurinay macluumaad ku saabsan baahiyaha gaadiid iyo meelaha ay tahay in wax laga qabto Tukwila. Waa kuwaan baahiyaha soo baxay:
Bulshadeydu waxay u baahan tahay xal ku aadan gaadiidka…
- … oo diyaar ah marka aan u baahanay, tusaale ahaan, fiidadkii, sabtida iyo axadda, iyo saacadaha aan buuq ahayn.
- … oo tixgeliya dhamaan raacayaasha kuwa luuqada ingiriiska baranaya, kuwa aan wax aqrin karin, kuwa aan dakhliga lahayn/dakhliga hooseeya, dadka naafada ah, iwm.
- … oo si fudud loo fahmaayo loona isticmaali karo.
- … oo iskuxira meelaha ay bulshadu tagayso.
- … oo bixiya jawi aamin ah.
Qaybaha xiga ee su’aalaha waxay gaar u noqon doonaan mid kamid ah saddexda fikradood ee ku aadan adeega hoose: Xalka suurtagalka ah ee lasoo jeediyay
Shabakada Bulshada ee Van Ballaarinta Via to Transit Baaskiil /Mootada dadku wada raacaan