Sahanka qorshaynta daadka bulshada
Sahanka qorshaynta daadka bulshada
Uma baahnid in aad tahay qof khabiir ah marka ay noqoto fatahaada si aad u bixiso talooyin qiime leh oo ku saabsan sida King County ay tahay in uu maareeyo khatarta daadka. Jawaabahaaga ku aadan su’aalaha soo socdaa waxay gacan ka geysan doonaan isku wargelinta qorshaha daadka ee xiga.
Sahankan ayaa qaadan doona kudhowaad 10 daqiiqo si loo dhameystiro waxaana la heli kara ilaa 1-da Oktoobar. Natiijooyinka ra’yi ururintu waxay noqon doonaan kuwo ay arki karaan oo u muuqda dadweynaha. Su’aalaha qorista, waxaad dooran kartaa in aadan sameynin si aad jawaabtaada uga dhigto mid qarsoodi ah. Riix xaqiiji si aad u kaydiso jawaabaha su’aalaha.
Adeegyada tarjumaada iyo turjumaada ayaa kuu diyaar ah lacag la'aan. Haddii aad u baahan tahay, fadlan nagala soo xidhiidh 206-263-2677 .
Su'aalahan soo socda waxay nagu caawin doonaan in la ogaado tallaabooyinka ay dawladda deegaanka qaadi karto si loo yareeyo khatarta fatahaadaha ama loo hagaajiyo u diyaar-garowga fatahaadaha. Fikradaha la soo bandhigay kuma jiraan wax kasta oo aan soo maqalnay ilaa hadda. Waxay bixiyaan muunad ka mid ah noocyada tallo-jeedinaha aan ka maqli jirnay bulshooyinka.