Qorshaha Tiknoolajiyada Istaraatiijiga ah
Qorshaha Tiknoolajiyada Istaraatiijiga ah
Waxaan ubaahanahay in aad naga caawiso qaabeynta adeegyada aad ka hesho King County, dawlad-goboleedkaaga.
Horumarka tiknoolajiyeed waxa uu keenay in is badal ku yimaado hab dhaqameedkii ganacsi ee soo jireenka ahaa. Waxaa suurto gal kuu ah in aad si fudud:
- U isticmaasho codkaaga oo aad kaga adeegato internet ka, adigoo taleefankaaga isticmaalaya
- Wax uga iibsato dukaan iyada oo aanad taabanin boorsadaada
- In aad codsato gaadiid goob walba oo aad joogto, adoon cidna la hadlin
Anaga oo ah dowlad-goboleedkaaga, waxaan dooneynaa in aanu ka faaiidaysano horumarka tiknoolajiyeed, oo aan u isticmaalo sidii aan adeegyada aan bixino aad u dalban lahayd, adigoo jooga goobta kuugu fudud adiga.
Fikradahaaga ayaa naga caawin doona in aan fahanno baahiyaha bulshada si aan u horumarino Qorshaha Istaraatiijiyada Tiknoolajiyadeed ee Degmada King ee sanadaha 2020-2023.
Degmada King County waxay isticmaashaa Google Translate si ay kaaga caawiso inaad akhriso luqadaha aan Ingiriisku ku jirin bogga internetka King County. Turjumaadda Google ma turjumi karo noocyo walba oo oo dukumiintiga ah mana awoodi karto inay bixiso tarjumaad sax ah mar walba. Qofkasta oo ku tiirsan macluumaadka turjumidda ee Google laga helo waxay halis ugu jirtaa turjubaan aan sax ahayn. King County ma damaanad qaado kari aho in macluumaadka ahy bixiso Turjumaada Google ay sax tahay.