Foomka su'aalaha Qorshaha Biyaha Nadiifka ah

Biyaha nadiifka ah waa waxa ka dhigaya Waqooyi galbeed mid qaas ah. Puget Sound, harooyinkeena, wabiyadeena, iyo balideena ayaa na siiya cunto, gaadiid, shaqooyin, iyo baashaal. Tobanaanka soo socda, deegaanku wuxuu ku qarash garayn doonaa balaayiin doolar ilaalinta tayada biyaha. Degmada King waxay u baahan tahay inay maarayso qorshaha wasaqda biyaha si aan u samayno maalgelinnada saxda ah xiliga saxda ah. Dadaalkaan waxaa loogu yeeraa Qorshaha Biyaha Nadiifta ah, waxayna hagaysaa shaqada degmada mudo tobanaan sano ah.

Laga soo bilaabo sanadkii 2019, Degmada King waxay kala hadlaysay dadka tayada biyaha, caafimaadka bii'ada, iyo mudnaanta dhaqaalaha. Waxaan doonaynaa inaan xaqiijino in Qorshaha Biyaha Nadiifka ah uu muujinaayo muhiimada iyo baahiyaha dadka. 

Waxaa jiro qaabab badan oo dadku uga qaybgeli karaan. Tusaale ahaan, waxaad awoodaa: Buuxi foomkaan su'aalo waydiinta, noosoo dir iimeel, daawo muuqaal, akhri waraaqaheena wararka elektarooniga, nagula hadal kulanka ama nagu casuum munaasabadaada, ka qaybgal tababar oonleen ah, oo akhri xogta oonleenka ah

Waxaan ognahay in aafada COVID-19 ay saamayn wayn ku yeelatay qof kasta. Waxaan badalaynaa qaababka aan u wada hadalno si aan u tixraacno baahiyaha hadda iyo kuwa mustaqbalka ee caafimaadka iyo badqabka. Fadlan ka jawaab dhawr su'aalood si aad noogu sheegto qaabka ugu wanaagsan ee aan kugulasoo xariiri karno.

Iska qor waraaqdeena wararka joogtada ah ee elektarooniga ah ee ku jirta dhammaadka foomkaan su'aalaha wixii xog ah oo ku aadan hanaanka qorshaynta iyo sida aan u adeegsanayno fikradaha dadka.  

Question title

Ma maqashay Qorshaha Biyaha Nadiifka ah ee Degmada King? 

Xullo jawaab

Question title

Xagee ayaad kasoo maqashay Qorshaha Biyaha Nadiifka ah?

Xullo jawaab

Question title

Haddaan nahay Degmada King, waan ognahay inaan xaaladu fiicnayn sabab la xariirta aafada COVID-19, nolosha shaqsiyaadkuna aad isku badashay sanadka 2020. Sidee ayuu COVID-19 u badalay fursad waqtiga aad u haysato inaad ka qaybgasho Qorshaha Biyaha Nadiifka ah sanadkaan soo socda?   

Xullo jawaab

Question title

Mudada ka hartay sanadka 2020 iyo marka la gaaro 2021, waa maxay qaababka ugu haboon ee aad ku heli karto xogta aadna uga qaybgeli karto Qorshaha Biyaha Nadiifka ah? Dooro dhamaan meelaha quseeya.

Xullo jawaab

Question title

Mawduucyadee quseeya Qorshaha Biyaha Nadiifka ah ayaa kuugu xiiso badan adigga iyo bulshadaada? Dooro dhammaan meelaha quseeya.

Xullo jawaab

Question title

Dadka ayaa noo sheegay in muhiimadahaan biyaha nadiifka ah ay yihiin waxa ugu muhiimsan. Kuwee ayaa adigga kuugu muhiimsan? Dooro dhamaan meelaha quseeya.

Xullo jawaab

Question title

Ma qabtaa wax fikrado ama talooyin kale ah? 

Question title

Waa maxay nambarkaaga boostada? 

Question title

Ma xiisaynaysaa inaad ka qayb gasho Qorshaha Biyaha Nadiifka ah?

Xullo jawaab

Question title

Haddii aad doonayso inaad iska qorto liiskeena wararka elektarooniga ah ama aad door ka qaadato mashruuca, fadlan ku qor meesha aan kaalasoo xariirayno qaybta hoos. Dhammaan goobaha waa ikhtiyaari.