Xog ururinta Qaab-dhismeedka Wareega Metro waxaa ka go’an buuxinta baahiyaaha wareega ee kobaca gobolkeena taasi oo lagu hormarinayo sinaanta bulshada iyo waarida deegaanka. Waxaan sameyn doonaa sii wadida lagu dhisayo isdhexgalka shabakada dhaqanka iyo adeegyada gaadiidka cusub ee taageerada caafimaadka qabka bulshada, kobicinta dhaqaalaha, iyo deegaan waaraa. Si aad nooga caawiso inaan gaarno natiijooyinkaan, waxaan dhisnay golaha caaladda oo kooban waalida 23 oo ah hogaamiyaal bulshada daqliga hoose, dadka midabka, dadka asalka ah, soo galootiyada iyo dadka qaxootiga ah, dadka leh naafanimada, iyo bulshooyinka ku hadla Ingiriiska yar. Gollahu wuxuu ka shaqeeyn doonaa inuu naga caawiyo saaemynta Qaabdhismeedka Wareega taas oo hagi doontaa qorshayeena, xeerarka iyo maalgelinta 2020 iyo ka dheer. Qaab dhismeedka sidoo kale wuxuu soo koobi doonaa tallaabooyinka bulsahda iyo iskaashada qaadan karaa ganacsiyada. Horaantii sanadkan, Gollohu wuxuu ka caawiyey saameynta hagida maba’idada iyo qabashada cilmi baaris lagu aqoonsanayo baahiyada adeega iyo fursadaha. Hadda Gollaha wuxuu naga caawinaya sameeynta taalooyinka adeegyada iyo farsamooyinkan hormaya sinaanta iyo wax ka qabashada isbeddelka cimiladda —waxaana rabnaa inaan maqalno fikradahaaga iyo aragtiyaadaada. Xog uruurinta soo socota ayaa waxaa loo qorsheyey aagaga shan mowduuc. Mowduuc walba waxaad arki doontaa mabadi’da hagideena, muhiimada dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo fursahada lagu aqoonsaday cilmi-baarisreena, tusaale ahaan barnaamijka hormariya sinaanta iyo waarida bulsho kale, iyo su’aalaha adiga loogu talagalay si aad uga jawaabto.

Question title

Haddii aad jacshahay inaad heshay warbixintii ugu dambeysay ee mashruuca, fadlan geli ciwaanka email-kaaga.