Sawir ah lix qof oo saf saf ugu jira sidii ay bas ugu raaci lahaayeen meel u dhow beerta nasashada. Waxay u labbisteen si caadi ah jaakadaha, jooniska, iyo boorsooyinka dhabarka.

Question title

* Guud ahaan, intee jeer ayaad adigu baska raacdaa?

Maalinle
Toddobaadle
Bille
Sannadle
Maya marnaba
Closed to responses

Question title

* Intee jeer ayaad tagtaa beeraha nasashada, jidadka lagu lugeeyo, iyo aagagga dabiiciga ahee ku dhex yaal degmada King County? Kuwaa waxa ka mid noqon kara garoonnada ciyaaraha ee xaafadda, xeebta, xerooyinka dibad u dhaxa, iwm.

Maalinle
Toddobaadle
Bille
Sannadle
Maya marnaba
Closed to responses

Question title

* Dadka ayaa u tagi kara beeraha nasashada, jidadka lagu lugeeyo, iyo aagagga dabiiciga ah ee ku dhex yaal degmada King County sababo kala duwan awgood. Maxaad adigu u tagtaa? Ka xulo illaa 3.

Wakhti la qaadashoo qoyska iyo saaxiibbada
Waqti ku qaadashada kaligay ahaanta
Waqti la qaadashada dabiiciga
Dhimista istireeska, wax u tarka caafimaadka maskaxda
Ku xidhanka diinta iyada oo loo marayo abuurka ilaahay ee dabiiciga ah
Jimicsiga ama Is kala-bixinta
Tagidda dhacdooyinka (sidariwaayadaha, aflaanta dibadda lagu daawado, iwm.)
Wax kale (fadlan sheeg)
Closed to responses

Question title

* Maxaa kugu dhiirrigelin lahaa inaad tagto beeraha nasashada, jidadka lagu lugeeyo, iyo aagagga dabiiciga ah ku yaala gudaha King County marar ka sii badan? Ka xulo illaa 3.

Bero nasasho ka sii badan oo laga helo xaafaddayda
Goobo adeegsi ka sii badan (sida meelaha biknigga (picnic), goobo carrurtu ku ciyaarto, iwm.)
Amni aan ka dareemo beeraha nasashada
Dad aan raaco oo aan helo
Dhacdooyin badan (riwaayadaha, filimada dibedda, iwm.)
Barnaamijyo bulsho oo ka sii badan (carwooyinka shaqada, u barnaamijyaynta dhalinyarada, iwm.)
Macluumaad dheeraad ah oo ah u qorshaynta safarka
Macluumaad dheeraad ah oo la helo marka la joogo beerta nasashada (xafiis yar, calaamado ku dhajin, iwm.)
Marin u helitaan ka fiican (marinnada taag ah ee shaagga (ramp), ka taageer ka taageerid maqal iyo arag, iwm.)
Taageero luqadeed oo ka fiican (afcelin, calaamado la turjumay, iwm.)
Qiime ka jaban sidii hore (gaadiidka dadweynaha, khidmadaha kirada tahsiilaadka, iwm.)
Wax kale (fadlan sheeg)
Closed to responses

Question title

Haddii aad rabto inaad wax ku biiriso jawaabtaada su'aasha hore, fadlan halkan ku qor:

Closed for Comments

Question title

* Maxaa kugu dhiirrigalin kara inaad ku tagto bas beeraha nasashada, jidadka la lugeeyo, iyo aagagga dabiiciga ahee ku yaal gudaha degmada King County marar ka sii badan? Ka xulo illaa 3.

Waqti tagitaan ka sii yar
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan jidadka baska ee taga beeraha nasashada
Basas badan oo istaaga xaafaddayda
Adeegga baska oo ka sii badan
Adeegga basaska oo ka sii joogto badan guud ahaan
Qiime basas ka sii riqiisan
Amni laga dareemo meesha baska istaago iyo marka baska la saaran yahyba
Marin u helitaan ka fiican (marinnada taagga ah ee shaagga (ramp), (ka taageer maqal iyo arag, iwm.)
Taageero luqadeed oo fiican (tarjumaad, calaamado la turjumay, iwm.)
Aalado qorshayn safar oo ka fiican
Wax kale (fadlan sheeg)
Waxba, anigu marnaba bas ku tagi maayo beer nasasho
Closed to responses

Question title

Haddii aad rabto inaad wax ku biiriso jawaabtaada su'aashii hore, fadlan halkan ku qor:

Closed for Comments

Question title

* Waa kuwee beeraha nasashada, jidadka la lugeeyo, iyo aagagga dabiiciga ah ee aad jeclaan lahayd inaad tagto gudaha degmada King County marar ka sii badan? Kuwan waxa ka mid noqon kara beeraha nasashada aad horayba u tagto ama beeraha nasashada kugu cusub. Gali hoosta 3da meelood ee aad tagi doonto, adiga oo hakad u kala dhexaysiya.

Waxaad isticmaali kartaa Google Maps si aad u hesho beeraha nasashada ee aad ugu jeceshahy: https://www.google.com/maps/d/u/0/viewer?mid=1PfE3K3vHrDvbMjIVtn0NK8xvjPD-8bab&ll=47.43375498422225%2C-121.8039935&z=10

Closed for Comments

Question title

* Maxay tahay sababta aad u doonayso inaad tagto meelaha aad dooratay?

Closed for Comments

Question title

* Waa intee waqtiga ugu badan ee aad oggoshahay inaad bas u qaadato beeraha nasashada, jidadka lagu lugeeyo, ama aagagga dabiiciga ah ee korka aad ka xulatay?

10-15 daqiiqo
15-20 daqiiqo
20-30 daqiiqo
30-60 daqiiqo
1 saac+
Anigu marnaba bas ku tagi maayo beerta nasashada
Closed to responses

Question title

Sib koodhkee (zip code) ayay u badan tahay inaad ka bilowdo safarkaaga?

Question title

Ma jiraan wax kale oo ku lug leh beeraha nasashada iyo gaadiidka dadweynaha ee aad rabto inaan annagu ogaanno?

Closed for Comments

Question title

* Sideed ku ogaatay ra'yi-ururinta? Xulo dhammaan kuwa ku habboon.

Iimayl ahaan ama warbaahin bulsheed ka soo jeedda urur aan anigu aqaan
Wararka ayaan ka helay
Kooxo Bulsho Facebook
Warbaahin bulsheedka King County Parks
Warsidaha King County Parks
Qofbaa ii sheegay
Wax kale (fadlan sheeg)
Closed to responses

Question title

Fadlan meesha ku qor iimaylkaaga si aad ugu guuleysato kaarka hadiyadda $ 10 (waxa jirta kala doorasho kaadh oo elektiroonig ama mid la taaban karo ah).

Haddii aadan lahayn cinwaan iimayl, ku qor magacaaga iyo cinwaankaaga boostada si aad u hesho kaadhka hadiyadeed ee la taaban karo.

Macluumaadkan waxa kaliya loo isticmaali doonaa in laguugu soo diro kaadhka hadiyadeed.

Closed to responses

Question title

Waa maxay isku aqoonsiga jinsigaagu?

Dheddig
Lab
Jandar Ka Baxsani
Laba-jinsiyood
Ma rabo inaan sheego
Wax kale (fadlan sheeg)
Closed to responses

Question title

Waa maxay sinjiyaddaadu ama qooyimaddaadu?

Aasiyaan
Dadkii asalka u ahaa Hawaii ama Jasiiradda Baasifigga
Caddaan
Madow ama Afrikaan Ameerikaan
Latinx, Isbaanik, ama Isbaanish
Hindida Mareykanka ama Dhaladka Alaaska
Asal ahaan
Jinsi-badane
Ma rabo inaan sheego
Ku kale (fadlan sheeg)
Closed to responses

Question title

Waa immisa da'daadu?

Ka da' yar 18
18-25
26-35
36-45
46-55
56-65
66-75
76+
Ma rabo inaan sheego
Closed to responses