Waad ku mahadsan tahay inaad qaadatay dhowr daqiiqo inaad nala wadaagto fikradahaaga!  

Degmada King waxay u isticmaali doontaa jawaabahan si ay si balaadhan ugu hagto sida aanu u tixgelinayno soo jeedinta meelaha aan la wadaagin ee Degmada King. Natiijooyinka qof kasta oo gaar ah jawaabihiisa kala doorashada badan iyo faallooyinka lama wadaagi doono si fagaare ah magacyadooda ama macluumaad kale oo la aqoonsan karo.  

Question title

Kahor intaanan bilaabin, qaybkee ayaad ku nooshahay Degmada King?

I live in unincorporated King County
54%
I live in a city within King County
40%
I live outside of King County
4%
I'm not sure whether I live in a city or unincorporated King County
2%
Closed to responses | 1,047 Responses

Question title

Si aad nooga caawiso inaan hubino inaan jawaabo ka heleyno dadka degan degmada King oo dhan, fadlan geli sibka koodka: