Community flood planning survey

You don’t need to be an expert in flooding to provide valuable input. Your responses to the following questions will help shape the priorities in the next flood plan.  This survey will...

Aynu si wadajir ah u qorsheysano u adkeysiga daadka 

Fatahaadu waa musiibo dabiici ah oo inta badan ka dhacda gobolkeena waana qayb ka mid ah nolosha King County. Fatahaadu waxay waxyeello u keeni kartaa xaafadeena. Daadadku waxay waxyeelleeyaan guryaha, burburiyaan hantida shakhsi ahaaneed oo halis geliyaan nolosha. Daadadku waxay sidoo kale saameyn ku yeeshaan gelitaanka shaqooyin, dukaamo iyo dugsiyada waxayna waxyeello u geysan karaan meelaha furan ee bulshada. Fatahaadu waxay u badan tahay in ay aad u soo noqnoqoto oo darnaato marka la eego isbeddelka cimilada. 

Musiibooyinka dabiiciga ahi si kala duwan ayay saameyn ugu yeeshaan dadka, iyada oo qaarkood ay ku adag tahay in ay ka soo kabtaan, ama laga yaabe in aysan kaba soo kabanin haba yaraatee. Dhisida u adkeysiga daadku waxay ka dhigan tahay in aanu kordhinayno awooda dadka iyo bulshooyinku si dhakhso ah uga soo kabanayaan wax kasta oo saameynta fatahaadu u keento meelaha u dhow halka aan ku nool nahay. Fatahaadu weligeed kama baabi’i doonto King County, laakiin in loo diyaar garoobo waxay yerayn kartaa khatarta uu u leeyahay bulshooyinka, qoysaska, iyo dadka. 

Qorshaha daadku wuxuu tilmaamayaa sida aan u maareyno khatarta daadka iyo sida faa’iidooyinka dadaaladeena loo gaarsiiyo gobolka oo dhan. Macluumaadka ku qoran website-kani waxaa loo habeeyey shan qaybood:

Isku diiwaan geli email-ka macluumaadka cusub ee qorshaha daadka! 

Fatahaada Snoqualmie River ee u dhow Duvall ee Diisambar sanadkii 2015.

Xiriirada

Macluumaadka guud ama iska caawinta su’aalaha ku saabsan fatahaada, fadlan la xiriir: 

Qaybta Maamulka Webiga iyo Dhulka Fidsan ee King County 

206-477-4812


Wixii su’aalo ah ee ku saabsan macluumaadka cusub ee qorshaha daadka, fadlan la xiriir:

Jason Wilkinson

Maamulaha Mashruuca

206-477-4786

Jason.Wilkinson@kingcounty.gov


Wixii su’aalo ah ee ku saabsan fursadaha ka qayb qaadashada bulshada ee qorshaha daadka ama sida loo soo gudbiyo faallooyin, fadlan la xiriir: 

Chrys Bertolotto

Isku duwaha Ka qayb qaadashada Bulshada ee Qorshaha Daadka

206-263-2677

cbertolotto@kingcounty.gov​

complete
complete
Pre-planning

Icon of clipboard with path to checkbox.October 2021 - September 2022

 

complete
complete
Phase 1: Community and partner engagement

Icon of document with magnifying glass.October 2022 - June 2023

Gather community input to establish a shared vision for the flood plan. We are asking about flooding experiences, community priorities, and needs to build flood resilience.

  • November 7 - December 9, 2022: comment period on environmental impact statement (EIS) scope for State Environmental Policy Act review process (complete)

live
live
Phase 2: Community and partner engagement

Icon of document with arrow on target.July 2023 - October 2023

During this phase we will share specific strategies and priorities that are emerging and ask for your feedback and ideas on them. We will also share what we heard from you during Phase 1 and how your input is guiding the contents of the flood plan.

live
live
Tribal consultation

Icon of three people at a table.July 2022 - December 2023

 

live
live
Analyze technical, policy and programmatic elements; assess hazards and risk; develop action plan; develop plan content

Icon of magnifying glass looking at chart.October 2022 - December 2023

 

planned
planned
Phase 3: Community engagement

Icon of person with two options they are considering. January 2024 - March 2024

We’ll share the draft flood plan and ask for your review and feedback to make sure we’re on the right track.

  • Early 2024: comment period on draft flood plan
  • Early 2024: comment period on draft environmental impact statement (EIS) for State Environmental Policy Act review process

planned
planned
Propose plan to King County Council

Icon of many people at a table. April 2024 - May 2024

 

planned
planned
King County Council considers plan

Two black speech boxes. May 2024 - September 2024